Biden oo wax ka bedelay siyaasadii Maraykanku uga howlgeli jiray Somalia

Maamulka Madaxweyne Joe Biden ayaa isbadal ku sameeyay qaabka ay Ciidamada sida gaar ah u tababaran iyo Diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn uga howlagalaan Soomaaliya. Jariidada New York Times ee kasoo baxda dalka Mareykanka ayaa daabacday maanta oo Khamiis ah in siyaasadan cusub oo mid KMG ah ay  tahay mid loo qaaday dhinaca la dagaalanka argagaxisada … Continue reading Biden oo wax ka bedelay siyaasadii Maraykanku uga howlgeli jiray Somalia